Madooneysaa Guur:- Guurso Gabadhaan Lacagna Qaado

Madooneysaa Guur:- Guurso Gabadhaan Lacagna Qaado

daajis.com:-Wargayska Ruya oo daneeya arimaha haweenka ayaa faafiyay inuu fariin ka helay haweeney Sacuudi ah oo jirta 33 sano degan magaalada Jedah,


Haweentani waxay u soo bandhigaysaa ninkii danaynaya inuu guursado 5 milyan oo riyaal una dhiganta hal malyan 330 kun iyo waxay kaloo diyaar la tahay ineey uga tanaasusho biilka iyo kirada guriga. daajis.com

Haweentani waa garoob hal jeer la guursaday cidii danaynaysa waxay fariin u diri kartaa wargayska Ruya iyadoo lagu lifaaqayo cinwaankaada iyo tel lambarkaada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada