Subxaanallah Daawo Mucjiso, Nin Qeyb Kamid Ah mid Jirkiisa Ay Tahay Geed..

Subxaanallah Daawo Mucjiso, Nin Qeyb Kamid Ah mid Jirkiisa Ay Tahay Geed..

daajis.com:- Iyado dunidan ay ku badanyihiin mucjisooyinka raba marba mar kale lagu arkaya mucjiso cusub ayaa dalka Indonesia waxa ku nool bulshoyin kala duwan waxaana lagu tiraya inay yihiin dadka ugu badan dunida.

Hadaba Dede Kosawa oo ku magac dheer (Nin-ka Geedka) ayaa ah 32 jir ku nool dalka Indonesi waxaana ninkaan oo la nool caruurtiisa xaafad yar oo ka tirsan caasimada Indonesia dalka ee Jakarta Dede ayaa ahaan jiray nin kaluumaysata ah ka hor inta uusan lugaha la gelin marxaladda uu haatan ku suganyahay Dede ayey sanooyin kadib isku badashay noloshiisa mid aad u adag ruuxi arkana uu argagax ka qaado waxa qeyb ka tirsan maqaaarkiisa sare ku dahaarmay Qalfoofka geedka taas oo ugu danbeyntii gacmahiisa kusii xoogeysatay waxa lagu qiyaasay in qalfoofka geedka ka baxay jirkiisa Sanadkiiba 5cm uu sii dheeraado.

Inkasto xaalada ninkan ay tahay mid aad u adag oo dhaqaatiirta ay ka deeyriyeen nolashiisa hadane wa mid isaga niyad
ahaan howl malimiidkiisa qabsada oo aan u fadhin dhibaatada haysata.

Ugu danbeeyntii Dede ayey la tacaalayaan dhaqaatiirta inkasto uusan dhamaani geedkana uu maer waliba kasoo dhalanaayo hadana waxa lagu sameynaya jaritaano fara badan si xooga loo soo celiyo jidhkiisa.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada