Daawo Sawirada:- Fadeexo la xariirta Xariir Jaceyl oo u dhaxeeya Madaxweyne Obama iyo Fanaanada Beyonce oo soo baxday.

Daawo Sawirada:- Fadeexo la xariirta Xariir Jaceyl oo u dhaxeeya Madaxweyne Obama iyo Fanaanada Beyonce oo soo baxday.

daajis.com:-Sawir Qaade caan ka ah dalka Faransiiska Oo Lagu Magacaabo, Pascal Rostaing, ayaa ka hadlay, xidhiidh jacayl oo u dhexeeya madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama iyo fanaanada caanka ah ee Beyonce.

Fadeexadan cusub ee uu sawir qaadahaasi ka waramay, oo uu ka sheegay waraysi Idaacada Euro1 ee dalka Faransiisku la yeelatay waxa uu ku iftiimiyay, xog uu ugu yeedhay inay tahay hor dhac, isaga oo intaa ku daray, in iyadoo faah faahsan ay saacadaha soo socda sawirada la xidhiidha xidhiidhkaa qarsoodiga ah ay soo bandhigi doonto warbaahinta Maraykanku waa sida uu hadalka u dhigaye.

Sawir Qaadahani Muu bixin Faah faahin intaa ka badan, hasa yeeshee waxa uu xusay in si deg deg ah warbaahinta Maraykanku u baahin doonto xogo dheeraad ah iyo sawiro la xidhiidha, xidhiidhkaas hoose ee uu Madaxweyne Obama la yeshay gabadhaas heesaaga caanka ah, taas oo ka mid ahayd fanaaniintii xafladii mar labaad lagu caleemo saarayay Madaxweyne Obama ka tumayay, isla markaana hore u cadaysay inay taageersan tahay Madaxweyne Obama.




Faysal Maxamed Xasan

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada