Daawo sawirada:- Qaraxii labaad oo Muqdisho ka dhaca saacado gudahood!! FADLAN HADAAWIN HADII AAD XAMILA KARIN.

Daawo sawirada:- Qaraxii labaad oo Muqdisho ka dhaca saacado gudahood!! FADLAN HADAAWIN HADII AAD XAMILA KARIN.

daajis.com:-gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay Hotelka Orientel oo horay loo oran jiray Hotel Banaadir, iyadoo xiligii qaraxa uu dhacayay uu hotelka ku jiray Taliyaha ciidamada Booliska Jen. C/xakiin Daahir Saacid. waana qaraxii labaad ee maanta ka dhaca Muqdisho.

Qaraxan ayaa waxaa sheegtay maliishiyada Al-Shabaab in ay ka danbeeyeen.
Dhanka kale Qaraxii maanta lala beegsaday Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sh/hoose Axmad Cumar ayaa waxaa uu ku waayay mid ka mid ah lugtiisa, iyadoo goobta laga qaaday isagoo aad u liido.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada