Daawo Video:- Deeqa Holland oo Jaceyl ku fiday+Sawirro

Daawo Video:- Deeqa Holland oo Jaceyl ku fiday+Sawirro

daajis.com:-FANAANADA DEEQA HOLAND oo ka mid ah Fanaaniinta ugu caansan hablaha Soomaalida ee fanka ku jira ayaa mar kale boorka iska soo jaftay iyadoo ka soo hadashay dalka Imaaraadka Carabta oo fanaanada ku nooshahay muddooyinkii dambe markii ay ka qaxday barafka iyo qaboobka Yurub ka jira.

Boqorada Quruxda iyo codka isku darsatay Deeqa  Holland waxay ku dhalatay degaanka caanka ku yihiin Fanaaniinta Soomaaliyed Ex Fiyoore halkaas oo kuu cadeynaysa in Fanaanada ka soo baxday Xaafad fanka ee Magaalada Muqdisho, waana meel ay ku noolaayan inta badan fanaaniintii ugu caansana Soomaaliya.

Markan waxay leedahay Deeqa Holland Maigu fiday Jacaylkii taas uma baahna fasiraad dheere ah cudurkaas waxaa qaba dad badan oo saameeyay noloshooda jaceyl halis ah kuwaas ayay ka turjumaysa fanaanada Deeqa Holland.
Eriyada heesta waxaa ka mid ah weli waa fiyoobahay ilaahay waxaan ka tuuga adigoo iga fogaanin Waa hadalo Naxariis ku dheehan tahay, 




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada