DAAWO VIDEO:- Fannaanada Katy Perry oo sii deysay hees Muslimiinta ka careysiisay

DAAWO VIDEO:- Fannaanada Katy Perry oo sii deysay hees Muslimiinta ka careysiisay

daajis.com:-Fanaanada Katy Perry ayaa saartay hees dhalisay caro ka timaada Malaayiin Muslimiinta adduunka daafahiisa ku nool, kadib markii heesteeda ay ku muujisay muuqaal nin ka mid ahaa jilayaasha oo..

xernaa katiinad ay Allah ku qoran tahay ninkaas oo gubanaya ama burburayo , waxaana ay muuqaalkan sababay in ay dad gaaraya 15 kun qofood ay twitter iyo Change.no ka ka sameeyaan olole lagu codsanayo in la xanibo heestani maadaama ay magaca Ilaah dheedheel ku gubtay.

Heestan oo erayadeeda ah mid casri ah ayaa lagu magacaabaa Dark Horse waxaana muuqaal ahaan laga matalay qiso faraaciinta Masar ah ayaa waxaa dhanka kale u sareysa liiska Bilboardka ee 100ka hees u sareeya lagu qiimeeyo waxaana daawatay Mulyuumaad.

Waxaa Muslimiin badan ay iskugu baaqeen in ay beesadaan batoonka dislikes ama kama helin ah ee heestan ku leedahay bogga Youtube si ay u noqoto tan loogu nacida badanyahay.

HALKAN KA DAAWO HEESTA CARADA DHALISAY


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada