DAAWO VIDEO:- Gudoomiye Ahmed Daaci oo ka shifay sir badan oo ku saabsan amaan xumida ka jirta Muqdisho

DAAWO VIDEO:- Gudoomiye Ahmed Daaci oo ka shifay sir badan oo ku saabsan amaan xumida ka jirta Muqdisho

daajis.com:-Gudoomiyaha Degmada Wadajir Ahmed Cadoow (Ahmed Daaci) oo kashifay sir culus oo ku saabsan amaanka Muqdisho iyo meesha uu ka fashilan yahay iyo mas'uuliyada cida leh ee gudan weysay shaqada.


Gudoomiye Ahmed Daaci wax badan oo qarsoonaa ayuu daboolka ka qaaday waxuuna ka hadlayaa arimo badan oo aan laga warqabin asagoo tilmaamaya halka dhibka uu ka jiro ee nala daawo muuqaalkani.
 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada