LAYAAB+VIDEO:- Haweenka oo loo soo saaray qalab aan gacan lagu furi karin oo la shaqeyneysa wadnaha

LAYAAB+VIDEO:- Haweenka oo loo soo saaray qalab aan gacan lagu furi karin oo la shaqeyneysa wadnaha

daajis.com:-Shirkad laga leeyahay dalka Japan ayaa soo saartay Jajistiin ( Rajabeeto) aan gacanta lagu furi karin oo la shaqeyneyso wadnahaga. 

Rajistiinkan ayaa la furi kareyn haduusan qofka ragga ahi jaceyl dhab ah ku dareensiin lamaanahiisa 'True Love' oo wadnaheeda uusan kicin.

Rajistiinkan ayaa dhexda kaga jiraa aalad casri ah oo duubeysa hadba xaallada uu ku sugan yahay wadnahaga, markaas rajistiinka si automatic ah u furaysa haduu xaallad jaceyl ku sugan yahay wadnaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA RAJISTIINKA IYO WARBIXINTA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada