DAAWO VIDEO: Mar hadii Sidaan uu yahay Wadanka Somalia, Maxaa haray oo la sugayaa?

DAAWO VIDEO: Mar hadii Sidaan uu yahay Wadanka Somalia, Maxaa haray oo la sugayaa?

daajis.com:-Wadooyinka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Sanado badan kadib lagu arkayo arrimo waa hore ugu dambeeyay Magaalada taa oo farxad gelisay Shacabka Muqdisho, kuwaasi oo ay ka mid yihiin ciidanka ilaalada waddooyinka

Magaalada Muqdisho wadooyinkeeda waxaa lagu arkayaa ciidamadan oo sameeyey dhoola-tus cajiib ah, oo dad badan soo xusuusiay sanadihii dalku nabadda ahaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada