Turkiga oo jaray dhaqaalihii uu tooska u siinayay dowladda Soomaaliya

Turkiga oo jaray dhaqaalihii uu tooska u siinayay dowladda Soomaaliya

daajis.com:-Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay jartay lacagtii ay tooska u siin jirtay dowladda Soomaaliya taas oo gaareysay $4.5 million bishii islamarkaana lagu shubi jiray bangiga dhexe.


Bixinta dhaqaalahan ayay dowladda Turkigu jartay dhamaadkii sanadka 2013, waxaana ay ku sababeysay jaristaasi mid uu heshiiskiisu dhamaaday islamarkaana aysan iminka qorsheyneynin in ay dib u bilowdo bixinta dhaqaale toos ah.

Masuul ka tirsan dowladda Soomaaliya oo dhankiisa  caddeeyay in la jaray dhaqaalahaasi ayaa waxa uu wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in ay rajeynayaan in ay dib u bilaabato bixinta dhaqaalahaasi.

Hay`adda gargaarka Turkida ee TIKA (Turkish Cooperation and Coordination Agency) oo dib u dhis iyo mashaariic


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada