dhageyso Cali dheere oo kahadlay qarixii Sheegayna Arrimo Qarsoonaa tolow maxow sheegay wax ka ogow maqal

dhageyso Cali dheere oo kahadlay qarixii Sheegayna Arrimo Qarsoonaa tolow maxow sheegay wax ka ogow maqal

daajis.com:-Afhayeenka Al-Shabaab ayaa caawa soo diray fariin maqal ah oo kaga hadlaayo qarax ismiidaamin ah oo maanta duhurkii ka dhacay meel ku dhow garoonka  caalamiga diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Cali Dheere ayaa sheegay in baabuur ay wateen wax uu ugu yeeray cadowga Soomaaliya ee u xalaaleeyay gaalada Soomaaliya in ay isku qarxiyay mid ka mid ah dagaallamayaashooda.
Wuxuu kaloo sheegay in qaraxa markii uu dhacay kaddib ay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay dagaal toos ah la galeen ciidamada waardiyeenayay saraakiisha QM ee la socday kolanyada la weerarray.
Sidda uu hadalka u dhigay weerarrkaas waxa ay ku dileen caddaan fara badan, balse tiro cad ah ma sheegin.
Marka laga soo tago hadalka afhayeenka Al-Shabaab ee ah in dad badan oo caddaan ay ku dileen qarixii maanta, waxaa sheegis mudan in qaraxa ay ku dhinteen dad rayid ah oo ay ku jito haweeney maqaayad ku lahayd goobta, taasoo hilbaheeda laga soo aruuriyay meelo kala duwan.


riix halkan ee ka dhageysa codka cali dheera





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada