DAAWO VIDEO: Taliban oo qabatay Eey ka tirsan ciidamada Mareykanka

DAAWO VIDEO: Taliban oo qabatay Eey ka tirsan ciidamada Mareykanka

daajis.com:-Dagaalyahanada Taliban, ayaa bogga Twitter ay ku leeyihiin soo dhigay muuqaalka Eey Milateri oo tababaran kaasoo ay sheegeen.

Dagaalyahanada Taliban, ayaa soo bandhigay Muuqaal Video ah, kaasoo muujinaya Eey xeran jaakad oo ay ku raranyihiin hub iyo Bambaanooyin.

Eeygaan tababaran oo la sheegay in uu ka tirsan yahay ciidamada Mareykanka ayaan jirin cid si rasmi ah u caddeyn karta.

HALKAN KA DAAWO QAABKA LOO QABTAY EEYGA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada