Daawo Video:- War Cusub iyo Kooxda Siilaanyo “Universal Wuu Naga Sinaystay & Cadaawo

Daawo Video:- War Cusub iyo Kooxda Siilaanyo “Universal Wuu Naga Sinaystay & Cadaawo

daajis.com:-Wasiirka Warfaafinta Maamulka Axmed Siilaanyo oo Dhowaan Shaaciyey Inay Xanibaad Saareen Tvga Universal Ayaa Mar kale Ku Qaaday Weerar Afka Ah Tvgaasi.

Wuxuu Sheegay in TV-ga Universal Ay Haatan Ka Sinaysanaayaan Deeaganada Maamulka Somaliland iyo Wararka, Wuxuuna Sheegay In Tuuganimo Wali ku Shaqaysanayaan.
Wuxuu Sheegay In Tvgaasi Muujistay Cadaawada uu Uqabay Maamulkooda, Wuxuuna Ganacsata Kasoo Jeeda Burco & Hargeisa ugu Baaqay Inay Kala Noqdaan Xayaysiinta.

Riix Halkan ee ka Daawo muqalka




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada