DAAWO VIDEO:Xaaska Ragi ONlF Nairobi lagu Afduubay Mid ka Mida Arin naxdin Leh U Sheegtay ,Iyada Ciyalkeda Qatar Kujiran.

DAAWO VIDEO:Xaaska Ragi ONlF Nairobi lagu Afduubay Mid ka Mida Arin naxdin Leh U Sheegtay ,Iyada Ciyalkeda Qatar Kujiran.

daajis.com:-Qadra Ibraahim Qamam oo Ah Xaaska Mid ka Mida raga Ciidamada Itoobiya Ku Afduubeen Dhawaan wadanka Kenya ayaa Kawarantay Afduubka Loo geystey  Saygeeda Iyo  Waliba qaabka Uu Afduubkaasi u dhacay. 

Waxay Sheegtay Qadra Inuu Ninkeeda ka tagey  maalin kadibna Weydey waxana Xiliga ka Dib Sheegtay Inay ka war heshay In ninkeeda la Afduubay isla markaasina Ilaa  hada Meel Ku sugan yahay Aysan Ogayn. Qadra Ibraahim QamamWaxay Intaa ku dartay Inay xata Nolosheeda Iyada Ciyaalkeeda qatar kujiraan isla markaasina Ay halis U yahiin inay Iyagana Kooxda Afduubaan. 

Qadra Ibraahim Qamam  waxay  Dhashay 6 Caruura Waana Umul Dhawaan  Cunug Umushay waxayna Sheegtay Inay Argagax darteeda Ciyaalka Qatar kujiraan noloshooda. Dhawana Ayaa Kooxo lagu tirinayo sirdoonka Ethopia waxay  Afduub magaalada Nairobi ugu Geysteen  Qar ka Mida  Masuulinta Ogadeniya Kana Mida  ONLF oo  dagaal kula Jirta Dowladda  itobiya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada