DAAWO : VOA oo Muuqaalkii Ugu Naxdinta Badnaa soo Bandhigtay + Gabdho Soomaaliyeed iyo Waxa Ay Samaynayaan

DAAWO : VOA oo Muuqaalkii Ugu Naxdinta Badnaa soo Bandhigtay + Gabdho Soomaaliyeed iyo Waxa Ay Samaynayaan

daajis.com:-Barnaamijka Qubanaha VOA Ayaa Todobaadkan waxaaa Lagu soo Bandhigay Warbixino kala Duwan Kuwaasi oo Looga Hadlay Soomaliya iyo Caalamka.


Sidoo kale Barnaamijka Ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay Muuqaalka iyo Waraysi Ay Bixinayaan Dumar Soomaaliyeed Kuwaasi oo Ay Lasoo Daristay Dhibaato Xoogan.

Barnaamijka Todobaadna waxaa Si wada Jir Ah Usoo Saaray Wariye Falastiin Axmed Iimaan iyo Wariye Maxamed Colaad Xasan. 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada