DAAWO SAWIRRADA:- Banaan bax weyn uu ka qeyb galay Ra"isul Wasaare Abdiweli oo Muqdisho ka dhacay

DAAWO SAWIRRADA:- Banaan bax weyn uu ka qeyb galay Ra"isul Wasaare Abdiweli oo Muqdisho ka dhacay

daajis.com:-Raysul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta oo Axad ah ka qeyb-galay dibadbax lagu taageerayay nabadda, loogana soo hor-jeeday falalka kooxda Al-Shabaab ay ku carqaladeyneyso nabadda iyo horumarka Soomaaliya.

Dibadbaxa oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha iyo ururrada haweenka ee gobolka Banaadir ayaa lagu muujinayay in weerarrada ay geysaneyso Al-Shabaab aanay wax ka beddeleyn go’aanka dadka Soomaalida ay ku doonayaan nabadda iyo horumarka, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha.

Isku soo wada duub waa markii ugu horeeysay Banaanbax nuucani ah uu ka qeyb galo Ra'isul Wasaaraha cusub Abdiweli Sheekh Ahmed uuna la hadlo Shacabka Soomaaliyeed.












FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada