daajis.com:-Haween
badan ayaa ku jahwareersan xulashada tilmaamaha lamaanaha nolosha la
wadaagaayaan waxa ayna daajis haatan ku siineysa talooyin ku
aadan rag ay haboon tahay in aad ka fogaato.
* Ninka aamusnaanta badan :
waxaa adag in la garto waxa uu doonayo , in uu faraxsan yahay iyo in uu
murageysan yahay , waxa uuna ahaanaya mid ka fog la sheekeysigaaga.
* Ninka isaga uun isku mashquulsan , waxa uu daneeyaa kaliya muuqaalkiisa iyo labiskiisa .
* Ninka u arka dadka kale
dhan kuwo xun oo akhlaaq daran isla markaana aamisnan in qof ka
wanagsan uusan jirin iyadoo haddii lamaantiisa qalad ka gasho waa ay
adag tahay in uu saamaxo .
* Ka digtoonoow kan bakhiilka :
waxaa muhiim kuu ah gabaryeey in aad kala ogaato marka hore farqiga u
dhaxeeya ninka bakhiilka iyo kan aan wax haysan , kan bakhiilka uma
wanaagsana haweenka noloshana waa uu ku cariiriyaa.
justify;">
* Daneysataha :
waa mid qaata hadiyadaha qofta jaceyl wadaaga uu la yahay , hadal macaan
balse hadii uu arko gabar ka lacag badan waa uu ka cararayaa si deg deg
ah .
* Balan ku Beenlaha : balan
ayuu kaa qaadayaa daqiiqad ka dibna waa uu ka baxayaa jawaabtiisana
waxa ay noqoneysaa beri ayaan kuu sameynayaa mana dhamaato maalintaas.
* Midka ciyaal maamaha ah :
kan wax talaabo ma qaadayo in uu ogalaansho ka helo hooyadiis mooyee ,
waxa uuna hooyadiis fursad u siiya in ay noloshiisa xaaska toos u
maamusho, xitaa hadii uu wax ku siinayo hooyadii ayuu la tashanayaa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:49 and have
, Published at