Deg Deg Ah: Daawo Muuqaal Wariyaha TV ga qaranka soomaliya ee Norwey oo kufsaday gabar maskiin ah

Deg Deg Ah: Daawo Muuqaal Wariyaha TV ga qaranka soomaliya ee Norwey oo kufsaday gabar maskiin ah

daajis.com:-Wariye Lagu Magacaabo Xasan Rasta Ayaa wuxuu Xafladii Khaatumo ee Norwey Ku Dhex Dilay Haweenay Qayb ka Ahayd Qaban Qaabiyaasha Xaflada.Gabadhaan Ayaa Sida La Sheegay Waxay Kasoo jeedaa Beesha Mareexaan, Hasa Ahaatee Waxay Kamid Tahay Dadka Soomaaliyeed ee Jecel Jiritaanka iyo Midnimada Shacabka Reer Khaatumo.

Wariyaahaan oo Dhibaato iyo Fadeexo Baahsan Usooo Jiiday Tvga Dawlada Ayaa La Sheegay Inuu  Ku Caanbaxay Qabyaalada Beeshiisa, Islamarkaasina uu Ku Takri Falay  Howlihii Qaran ee Loo Igmaday.

Nala Daawo Haweenayda oo ka hadlaysa Wariyaan Dhibaatada Ugu Gaystay  Xafladii Khaatumo ee Norwey, Waxaana Sidoo kale War Hordhac Ah Ay Sheegyaan In Gabadha Wariye Xasan Rasta uu Dhibaatada UgaystayReer Khatumo Ay Abti Uyihiin. 




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada