Fanaanka Abdullah Bil Khair oo guur ka dalbaday Haifa Wehbe.

Fanaanka Abdullah Bil Khair oo guur ka dalbaday Haifa Wehbe.

daajis.com:-Fanaanka doobimada ku weynaaday ee reer Imaaraad Abdullah Bil Khair, ayaa dadaal ugu jiraa sidi uu ku heli lahaa fanaanada quruxda badan ee reer Lubanan  Haifa Wehbe, eydoo la sheegay in si hoose uu uga dalbaday guur.

Sida warar hoose sheegayaan fariinta Abdullah Bil Khair, waa gaartay Haifa Wehbe laakiin diidmo iyo ogolaasho midna kama soo yeerin, eyadoo Bil Kair ku riyoonaayo in sariir ay wada seexdaan fanaanadan. 



Waxaa kale uu balan qaaday fanaan Abdullah Bil Khair, in aroos waalan uu u dhigi doono Haifa, hadii ay ogolaato dalabkiisa, laakiin lama oga go'aanka Haifa kasoo yeeri doona ee ku aadan arintaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada