Ismari waagii siyaasadeed ee ka taagnaa dalka Ukraine ayaa waddo kale qaatay

Ismari waagii siyaasadeed ee ka taagnaa dalka Ukraine ayaa waddo kale qaatay

daajis.com:-Ismari waagii siyaasadeed ee ka taagnaa dalka Ukraine ayaa waddo kale qaatay, kadib markii madaxweyihii dalku uu qasrigii madaxtooyada ka baxay, dadkii dibadbaxayeyna ay qasriga qabsadeen. 

Dhinaca kale, waxa xabsiga laga soo daayey Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Yulia Tymashenko oo iyadu in muddo ahba u xirney Madaxweyne Vektro Yinukovic.

Haddaba sida siyaasadda dalku, laga yaabo, in ay ku dambeynayso ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo bare ka ah Kulliyadda James Wallace ee Jaamacadda Macalester ee gobolka Minnesota.

Prof. Samatar ayaase marka hore ka hadlaya taariikhda iyo qaab-dhismeedka dalka Ukraine.

Wareysiga oo hoosta ka dhageyso. 

Source:- voasomali


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada