jackie Chan oo sanadka cusub ee Shiinaha ku xusay dalkaasi China.

jackie Chan oo sanadka cusub ee Shiinaha ku xusay dalkaasi China.

daajis.com:-ilaaga caanka ah ee Hollywood una dhashay Hong Kong ee Jackie Chan ayaa waxuu umadda China kala qeybqaadanayaa munaasabadda sanadka cusub ee Shiineeska u dhashay. Shiinaha ayaa leh taariikh gooni ah iyo sanad gooni ah oo aan aheyn kan caadiga ee miilyaadiyada waxaana uu Jackie oo kasoo jeeda dalka ka go'ay Shiinaha ee Hong Kong uu asagana u dabaal dagayaa sanadkani.

Jackie Chan ayaa xafladda weyn  kusoo bandhigay ciyaar dagaal iyo tabaar adag iyadoo uu jilaagan caalamka tusay in uu wali duqoobin oo uu wali boodi karo oo tabtiisii  karateeyga uu wali ku taaganyahay waxaana Jackie uu aad u qiimeeya dhaqankiisa. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada