Kareena Kapoor oo heshiis sedax sano ah la gashay Shirkada ice cream.

Kareena Kapoor oo heshiis sedax sano ah la gashay Shirkada ice cream.

daajis.com:-Atariishada aflaanta Bollywoodka Kareena kapoor ayaa heshiis sedax sano ah la gashay Shirkada Ice Cream oo ah shirkad xaruma kala duwan ku leh Caalamka waxa ayna heshiiskaa bilaabmi doonaa dhawaan.

Kareena Kapoor ayaa qaban doonta barnaamijyo lagu xayaysiinayo waxa ayna noqon doontaa kareenka tan xayaysiiska ugu badan shirkadaa lagu xayaysiiyo iyada oo sawirkeeda lagu soo saari doono careamkaaa.

Atariishadaa ayaa ka mid ah kuwa dunida loogu jacayl yahay waxa ayna badanaa dhaqaalaha ugu badan ka soo gala xayaysiiska hayeeshee atariishadaa ayaa hada guda gali doonto shaqadeeda cusub.
Kareena Kapoor ayaa heshiiskaa waxa uu ka dhici doonaa 2017 waxa ayna markaa kadib ka fiirsan doontaa in heshiiska u kordhiso ama ka noqoto waxaana atariishadaa socdaala ku tagi doontaa dhamaan xarumaha shirkadaa dunida ku leedahay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada