Katrina Kaif oo ka walaacsan hoos u dhaca ku yamid Laba Filim oo soo saare ka tahay.

Katrina Kaif oo ka walaacsan hoos u dhaca ku yamid Laba Filim oo soo saare ka tahay.

daajis.com:-Atariishada Bollywoodka ayaa ka walacsan hoos u dhaca ku yamid laba filim soo saare ka tahay kuwaas oo la soo kala jishay actaro caan ah balsa filimaataa noqdeen kuwa aan suuqa ka soo muuqan.

Filimka Bang Bang iyo Filimka kale Phantom ayaa labaduba waxaa ku dhacay hoos u dhac wayn kaas oo keenay in ay aad uga wlaacdo actarada sida ay xustay waxa ayna rajo xuma ka qabtaa in hoos u sii socdo.
Labada Filim ayaa dhawaan la sii daayay hayeeshee waxa ay sheegtay in sida ay filanaysay xaalka noqon islamarkaana uu jiro isbedal wayn oo filimka ku yamid iyada oo sheegtay in uusan suuqa ka soo muuqan
Inkastoo aan si toos ah aflaanta u bixin hadaan waxaa badanaa laga sii daayay shaneemooyinka qaarkood halka Studio yaasha lagu soo bandhigay laakiin wali ma muuqdo samaynta labadaaa. Filimaantaa



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada