Daawo:- Fanaanadda Cadar Kaahin ayaa si qosol leh uga warantay dhibka qabowga iyo barafka Mareykanka xiligii ay ku cusbeed.

Daawo:- Fanaanadda Cadar Kaahin ayaa si qosol leh uga warantay dhibka qabowga iyo barafka Mareykanka xiligii ay ku cusbeed.

daajis.com:-Fanaanadda Soomaaliyeed ee Cadar Kaahin ayaa ka hadashay waxii ay kula kulantay markii ay timid gobolka Minnesota waliba xiligii ay cusbeeyd oo ay markii ugu horeysay aragtay barafka iyo qabowga oo ay kala kulantay layaab. 

Cadar Kaahin ayaa ka warantay sidoo kale dhibta ay kala kulantay barafka iyo jawiga qaboow ee dalka Mareykanka markii ay tagtay iyada iyo familkeeda , Waxaana ay fanaanaddan ku cabirtay qosol iyo majaajilo. Bal inala daawo qisada qosolka leh ee Cadar Kaahin.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada