daajis.com:-Mudo 22 sano ah kadib, ayaa Doowlada Kenya waxay shaacisay ineey dib u fureyso Safaaradii ay ku lahayd magaalada Muqdisho.
William Rutto oo ah madaxweyne ku xigeenka Kenya, oo shalay ka hadlay
shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen isaga iyo RW Soomaaliya, ayaa
wuxuu sheegay in bisha 6aad ee Sanadkaan ay furi doonaan safaaradoodii
Muqdisho.
‘’Kenya waxay Muqdisho dib uga howlgelin doonta Safaaradeedii bisha lixaad taas oo aan ku muujinayno xiriirka walaaltinimo ee inaga dhexeysa Soomaaliya,’’ ayuu yiri.

Labada masuul oo kulan gaar ah wada qaatay ayaa si weyn uga wada
hadlay xiriirka labada gaar ahaan iskaashiga la dagaalanka kooxda
Al-Shabaab iyadoo Dowladda Federaalka ay qorsheynayso in ay weerarto
goobaha ay Soomaaliya weli ku harsan yihin kooxda xagjirka ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:06 and have
, Published at