Sawirkan ayaa noqday kan ugu LIKE badan Facebook.

Sawirkan ayaa noqday kan ugu LIKE badan Facebook.

daajis.com:-Bogga caanka ah ee Facebook oo dhawaan xusay sanadguuradiisa 10-aad ayaa waxuu soo bandhigay sawirka haysta Like ta ugu badan ee jabiyay rikoorka jeclaanta ama LIKE waxuuna noqday sawir uu madaxweynaha 
dalka Mareykanka Barack Obama xabadka 


galinayo xaaskiisa Michelle Obama xiligii udabbaaldagga hanashadiisa doorashada labaad ee dalkaasi u tartamayay sanadkii 2012 waxaana uu sawirkaan helay ilaa 4.4 Milyan oo Likes ah, taasoo micnaheedu yahay in intaas oo dad ah ay ka heleen. 

Sawirkaan ayaa xambaarsan micno weyn oo dareen ku dheehanyahay iiyadoo laga dareemayay jaceylka iyo farxada Obama waxaana ay dadka caalamkana ku shubeen LIKES.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada