Siyaasi u dhashay Colombia oo ku baaqan in heesta cusub ee Shakira laga mamnuuco dalka.

Siyaasi u dhashay Colombia oo ku baaqan in heesta cusub ee Shakira laga mamnuuco dalka.

daajis.com:-Siyaasi u dhashay dalka Colombia ayaa codsaday in la mamcuuno heesta cusub ee Shakiraa iyo Rihanna soo wada qadeen ee  "Can't Remember To Forget", isagoo sheegay in heestani tahay mid an asluubeysneyn.

Siyaasigaan oo lagu magacaabo Marco Fidel Ramirez ayaa boggigiisa Internetka ku sheegay in heestaan cusub ee Shakira xasaasiyad ku abuurtay dhalinyarada, ha noqdeen kuwa Colombia iyo  America Latin intaba, isagoo ka codsaday Heyada Telefashinada Colombia iney joojiyaan bandhiga heestaan. 


Marco Fidel Ramirez ayaa mar kale yiri heestu ma ahan mid wax fiican xambaarsaan, runtiina aad ayaan uga xumaaday markaan arkay Shakira oo hees noocaas ah wax ka qadeyso, dhaliyarada halis ayey ku tahay heestaan Sigaar iyo wax aan fiicneeyn ayaa ku dhax jira, sidaas waxaa yiri Mr Marco Fidel.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada