DAAWO VIDEO:- Ammaanka Muqdisho ee xilliga habenkii oo filim laga sameeyey

DAAWO VIDEO:- Ammaanka Muqdisho ee xilliga habenkii oo filim laga sameeyey

daajis.com:-Amaanka Magaalada Muqdisho oo marba marxalad nuuc cusub leh galaya ayaa waxaa laga sameeyay Film Cusub oo ka hadlaya Xaalada amaan iyo tan nololeed ee Shacabka Reer Muqdisho.

Film-kaan cusub waxuu ka hadlayaa Xaalada Nololeed ee Shacabka Muqdisho ku nool gaar ahaan sida ay u nool yihiin Haweenka iyo sida ay Ciidamada amaanka ugu soo gurmadaan marka ay wax dhacaan ee nala daawo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada