Yaab iyo London: Muran ka Dhashay Korinta Gabadh Yar oo Somali ah

Yaab iyo London: Muran ka Dhashay Korinta Gabadh Yar oo Somali ah

daajis.com:-Maalmihii la soo dhaafay waxa magaalada London ee dalka Britain ka taagnaa muran u dhexeeya qaar ka mid ah bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan magaaladaasi iyo masuuliyiinta degmada Harrow oo ka tirsan isla magaalada London, kadib markii xafiiska bulshada qaabilsan ee degmadaasi uu soo saaray in gabadh yar oo sadex jir ah lagu wareejiyo laba dumar ah oo aan Islaam ahayn isla markaana is qaba.


Gabadha yar ayaa la sheegay in hooyadeed iyo aabeheed xanuun dhinaca maskaxda ahi ku dhacay.

Qoyska gabadha yari ka dhalatay ayaa sidoo  laba caruur ah oo ka waawaynaana loo dhiibay haweenay Eritrean ah oo korinasa, hal wiilna uu xabsiga kaga jiraa.

Hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telephone ka kula xidhiidhay Deeqa Caydiid Cabdilaahi oo ka mid ah ehelada qoyskan mushkiladdu soo wajahday, waxanay ugu horayn waydiisay bal sidii arintani ku soo bilaabantay.






source:Voasomali

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada