Cali Dheere oo ka hadlay dilkii Afgaduud & ismiidaamintii…

Cali Dheere oo ka hadlay dilkii Afgaduud & ismiidaamintii…

daajis.com:-Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo Shir Jaraa’id qabtay ayaa faah-faahin ka bixiy weeraradii ay ka fuliyeen deegaanka Carbiska iyo dilka taliyihii Ciidanka Daraawiishta ee aaga buuraha Galgala Col.Jaamac Saciid Warsame Afguduud.

Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay ay ku guuleysteen inay dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Puntland, oo mudo ay ku raad joogeen sidii ay u qaarijin lahaayeen, isagoo tilmaamay in weerarkaasi uu ahaa mid laga soo shaqeeyay.

Wuxuu kaloo uu ka hadlay weerarkii ka dhacay deegaanka Carbiska ee ismiidaaminta ahaa, isagoo tilmaamay in ay ku dileen 5 sarkaal oo Mareykan ah iyo 7 saraakiil Afrikaan ah kuwaasi oo uu sheegay in ay qorsheynayeen weeraro lagu qaado magaalooyinka ay SHabaab ka taliso.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada