Daawo Video & Sawirro:- Daroogo iyo khamri laga helay saldhig Shabaab Ee Buula Bardde

Daawo Video & Sawirro:- Daroogo iyo khamri laga helay saldhig Shabaab Ee Buula Bardde

daajis.com:-Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo baryahan baaritaano ka waday saldhigyadii Shabaab ay ku lahaayeen degmada Buuloburde ayaa waxaa mid ka mid ah ay ka heleen darooho iyo khamri ay sheegeen in ay iyaga cabi jireen.


 Mid ka mid ah saraakiisha dowladda ee baaritaankan qeybta ka ahaa ayaa ku eedeeyay kooxda Al-Shabaab in ay ka been hseegeen diinta islaamka islamarkaana ay khamri iyo daroogo ku isticmaali jireen saldhigyada ayna sidoo kale gabdhaha ku kufsan jireen.

Daawo Video iyo Sawirada

Sarkaalkan oo warbaahinta kula hadlay goobta muqaadaraadkan ay kusoo bandhigeen ayaa sidoo kale sheegay in tacadiyadaha ay shacabka kula keceen ee loo sheegay ay ka xanuun badan yihiin waxa ay maanta kusoo bandhigayaan halkan.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada