Chirs Brown Waan joojiyay isticmaalka Twitterka

Chirs Brown Waan joojiyay isticmaalka Twitterka

daajis.com:-Fanaanka caanka ah chirs Brown ayaa sheegay in uu joojiyay isticmaalka twitterka kadib markii dhawaan arimahaa wax laga waydiiyay.
Waxa uu sheegay in uu joojiyay isticmaalkiisa mar hore hayeeshee ay jiraaan dad adeegsada magaca iyo sawirkiisa sida uu sheegay fanaankaa.   
Chirs Brown waxa uu iska fogeeyay warar mudooyinkaa warbaahinta haystay oo la xariiray in uu fariimo aflaagdo ah soo dhigay Twitterka kuwaas wax ugu dhimayo Rihanna. . Arintaaa ayuu ku sheegay mid looga been abuuray waxa uuna digniin u diray dadka ka shaqaynaya in isku ski diraaan laba ruux oo aan heshiis ahayn.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada