DAAWO VIDEO:- Wasiirka Warfaafinta Somalia oo ku dhaqaaqay Arin lama filaan ah.

DAAWO VIDEO:- Wasiirka Warfaafinta Somalia oo ku dhaqaaqay Arin lama filaan ah.

daajis.com:-Wasiirka Warfaafinta Somalia Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka yaabiyay Kooxda Al-Shabaab kadib markii telefishinka Qaranka baahiyay muuqaal lagu tilmaami karo dhoolatus ka marqaati kacay inaysan laheyn Sirdoon xoogan.

Mustafe Dhuxulow wuxuu muuqaalkiisa ku muujiyay isagoo kubad ku ciyaaraa xeebta Liido, isagoo bajaaj saaran, isagoo taxi raacaa, isagoo gacantiisa habeen madoow ku wata gaari.

Mustafe Dhuxulow oo aan ilaala la socon wuxuu habeen madoow ka baxay Villa Somalia isagoo tegay Jidka suuqa Bakaaro, debka iyo wadooyinka ugu cabsida badan Muqdisho.

Dhoolatuska Mustafe wuxuu beenin u yahay sheegashooyinka Al-Shabaab ee la xiriira inay leeyihiin Sirdoon u jooga meel walba.


Halkaan Riix Ka Daawo Muuqaalka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada