Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo howlo miino baaris ah ka wada degmada Buulo Burde

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo howlo miino baaris ah ka wada degmada Buulo Burde

daajis.com:-ciimada dowlada Soomaaliya oo howlo amaanka lagu sugaayo ka wada Buulo Burde oo ay malintii khamista ka qabsadeen xarakada al-shabab.

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo AMISOM  ayaa howlgalo lagu sugaayo amaanka  ka bilaabay Buulo Burde oo ay dhawaan kala wareegen al-shabab.

Ciidamada ayaa baaray meelo magaalada ka tirsan oo la sheegay in al-shabab ugu tageen waxyaabaha qarxa. Sida ay dad goobjoogayaal ah xaqijiyen waxa la maqlay qarax miino oo la sheegay in ay ciidamu qarxiyeen baaritankii ka dib.

Saraakisha amaanka ee ku sugan Buulo Burde weli wax war ah oo ku aadan howlgalka  ay wadan magaalada ma soo saarin.

Militiriga Soomaaliya oo garabsanaayo AMISOM ayaa malinti khamista  al-shabab kala wareegay degmada Buulo Burde.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada