Daawo:- Fannaanka wareega ee Muqdisho iyo madadalaadiisa

Daawo:- Fannaanka wareega ee Muqdisho iyo madadalaadiisa

daajis.com:-Xasan Bilaal Cabdi oo ku magac dheer Xasan kaneeco waa nin dhalinyaro ah ooku nool Magaalada Muqdisho, wuxuu caan ku yahay Shareerada oo uu tumaa, kuna heesaa, sababta ay ugu baxday Fannaanka wareega ayaa ah isagoo maalin kasta ku lugeeyaa jidadka waa weyn ee magaalada Muqdisho iyo xaafadaha oo uu ku sameeyo maadeys isugu jira heeso iyo qosol taas oo uu nolol maalmeedkiisa ka helo.

Fannaanka wareego ayaa ku luuqeeyo Heeso isugu jira Maay iyo Maxaa Tiri, waxaana xusid mudan in Shareerada uu ku heeso ama uu garaacdo ay tahay mid isaga uu sameeyay.

Xasan Kaneeco ayaa sheegay in maalin walba uu ka helo nolol maalmeedkiisa iyo wax ka badan fanka isaga u gaark ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada