DAAWO:- Hibo Nuura oo la kulantay qaraxii ugu horeeyay

DAAWO:- Hibo Nuura oo la kulantay qaraxii ugu horeeyay

daajis.com:-Fannaanada qaranka Soomaaliyeed Hibo Maxamed Hudoon ( Hibo Nuura) oo ka mid aheyd dadkii ku sugnaa Hotel Maka Al-Mukarama ee maanta ( Sabti) dhabarkiisa danbe lagu qarxiyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa sheegtay in ay argagaxday, iyadoo tilmaamtay in qaraxii ugu horeeyay ee ay la kulantay uu ahaa,

Hibo Nuura ayaa sheegtay in Qaraxaasi ay ka qaatay waayo aragno iyo khibrad iyadoo tilmaantay in dadkii ku sugnaa oo 150 qof dhamaa ay ahaayeen kuwo xarfaaniin ah oo ku xeel dheer qaraxyada.


HALKAN KA DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada