Daawo Muuqaal:- darawal gaari Taraag ah dul marsiiyay nin baaskiil watay

Daawo Muuqaal:- darawal gaari Taraag ah dul marsiiyay nin baaskiil watay

daajis.com:-Mucjiso Rabbaani ah, Darawal waday gaari Taraag ah ayaa dulmarsiiyay nin watay Baaskiil.

Arinkaan si fiican u daawo ka dibna ka sheekeey kuna cibro qaado. Qaabka ninka baaskiilka tarooliga ku xiranyahay uu uga bad baaday gaariga dul maray.

Waa mucjiso waxaana bad baadiyay Allah, ninka baaskiilaha ah oo waxba aan dareemin ayaa isla markiiba ka arkeysaa dhanka kale ee wadada, iyo darawalkii taraagga oo yaab iyo amakaak ku dhacay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada