Daawo Muuqaal:- Duuliye Diyaarad watay iyo nin Baarashuut ku raaxeesanayay oo hawada sare isku dhacay Yaa dhulka la dhigay

Daawo Muuqaal:- Duuliye Diyaarad watay iyo nin Baarashuut ku raaxeesanayay oo hawada sare isku dhacay Yaa dhulka la dhigay

daajis.com:-Hadal heeynta ugu badan warbaahinta gudaha dalka Mareeykanka ayaa noqotay Nin waayeel ah oo watay Diyaarad nuuca raaxada ah oo Diyaaradiisa yar kula dhacay kuna jiiday nin kale oo Baarashuut watay balse Diyaaradii ugu dambeyntii dhulka soo dhigay. 



Qisadaan oo ka dhacday magaalada Florida ee cariga Mareeykanka ayaa waxaa dhibkaan ka bad baaday oo dhaawac kaliyah uu soo gaaray ninkii Baarashuutka watay oo 49 sano jir ahaa iyo odaygii duuliyaha ahaa ee Diyaarada watay oo isna lagu sheegay 87 sano jir balse diyaarada uu la saarnaa nin kale oo 45 sano jir ahaa. 




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada