Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka Bayern Munich v Arsenal.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka Bayern Munich v Arsenal.

daajis.com:-Tababare Pep Guardiola ayaa ku soo shirtagay line-up adag kulanka lugta labaad ee Champions League iyadoo Ribery, Robben iyo Mandzukic ay hogaaminayaan weerarka, halka Toni Kroos uu kursiga keydka ku soo bilowday.

Dhanka Arsenal tababare Wenger ayaa line-upka ku soo daray Podolisk halka Koscielny uu taam u noqday inuu kulankaan ku soo bilowdo.

Bayern Munich: Neuer, Dante, Thiago, Ribéry, Martínez, Mandzukić, Robben, Götze, Lahm, Alaba, Schweinsteiger.

Keyd: Starke, van Buyten, Rafinha, Pizarro, Boateng, Müller, Kroos

Arsenal: Fabianski, Sagna, Mertesacker, Koscielny, Vermaelen; Arteta, Ox-Chambo; Cazorla, Ozil, Podolski; Giroud.

Keyd: Viviano, Jenkinson, Rosický, Flamini, Gnabry, Hayden


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada