Daawo Muuqaalka:4 Boqol oo tahriiba yaal ah oo xoog ku galay dalka Spain

Daawo Muuqaalka:4 Boqol oo tahriiba yaal ah oo xoog ku galay dalka Spain

daajis.com:-Waa arin lala yaabay in Tahriibayaashaan oo si awood ah u jabsaday siliga ku xeran xuduuda jasiirada Malilla awoodooda la celin waayay, taasoo keentay in magaalada ay ku dhex yaacaan iyagoo midba meel u firxaday markii ay gudaha u soo galeen Malilla.
Tahriibayaashaas ayaa waxay badankoodu ka yimaadeen dalalka Cameroon, Guinea iyo dalalka kale Afrika ee dhibaatada ka taagan tahay.
Booliska Spain ayaa u caal waayay iney wax ka qabtaan 400 tahriibayaasha markii ay gudaha magaalada usoo galeen, iyadoo intii gacanta lagu dhigay loo fidiyay gurmad caafimaad.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada