Daawo Sawir:- laga sameeyay Jabka Al-Shabaab kasoo gaaray Howlgalada ka bilowday qaar kamid ah Gobolada Dalka

Daawo Sawir:- laga sameeyay Jabka Al-Shabaab kasoo gaaray Howlgalada ka bilowday qaar kamid ah Gobolada Dalka

daajis.com:-Kaartooniistaha Soomaaliyeed Amin Arts ayaa soo sawiray Sawir Muujinaya Jabka Dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab kasoo gaaray Howlgalo Ciidamada Dowlda iyo kuwa AMISOM ay ka bilaabeen qaar kamid ah Gobolada Dalka.

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa laga qabsaday in ka badan 5-Degmo ay gacanta ku hayeen , waxaana wali socda Howlgalada ay Dowlada iyo AMISOM sheegeen in ay kusoo afjarayaan jiritaanka Xarakada Al-Shabaab.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada