Daawo Sawirada:- Ciidamada Midowga Afrika Ee Amisom Oo U Dabaal Dagaya Qabsashadii Magalada Buula Burte Ee Gobolka Hiiraan.

Daawo Sawirada:- Ciidamada Midowga Afrika Ee Amisom Oo U Dabaal Dagaya Qabsashadii Magalada Buula Burte Ee Gobolka Hiiraan.

daajis.com:-Iyado Dhawaan Ciidamada Dowlada,Kuwa Amison Howlgalka Nabad Ilaalinta U Jooga Soomaaliya Gaar Ahaan Jabuti Iyo Ciidamada Ethiopia Ay Ganacnta Ku Dhigeen Magalada Yar Ee Istaraatiijiga Ah Ee Buula Burte Ayaa Haatan Waxa Ay Ku Dadalayaan In Amaanka Magaladaasi Ay Gacan Xoogan Ku Qabtaan .

Howlgalo Baaxad Leh Ayaa Ka Soconaya Xaafadaha Degmada Buula Burte Oo Muda Dheer Al Shabaab Ay Maamulayaeen,

Hadaba Daawo Sawirada Markii Ay Ciidamada Wada Jirka Ah Gudaha U Galeen Degmada Buula Burte 13 Bishan Iyado Shacabka Reer Buula Burte Ay Si Weyn Uso Dhaweyeen.

Dabaal daga ciidamada.


 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada