DAAWO VIDEO:- Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo Xeebta Batalaale ku dabaalanaayo

DAAWO VIDEO:- Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo Xeebta Batalaale ku dabaalanaayo

daajis.com:-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa shalay oo Jimco ahayd, waxa uu xeebta Batalaale ee Gobolka Saaxil kula dabaashay dhalinyarada wax ka barata kulliyada Jaamacadda badda ee magaalada Barbara.

Siilaanyo ayaa wakhti dheer ku jiray badda isaga oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo taliyeyaasha Ciidamada iyo xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha.

Siilaanyo ayaa tartan dabaasha ah la galay Wasiirka arrimaha gudaha Cali Waran Cadde.

HALKAN KA DAAWO DABAASHA SIILAANYO IYO WARAN CADDE

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada