Daawo Sawirada :- Cunug yar oo Mucjiso ah oo ku dhashay Dalka Hindia iyo Hooyadha dhashay Cunugaasi oo shooktay

Daawo Sawirada :- Cunug yar oo Mucjiso ah oo ku dhashay Dalka Hindia iyo Hooyadha dhashay Cunugaasi oo shooktay

daajis.com:-Hooyo u dhalatay wadanka India ayaa dhashay cunug mucjiso ah oo leh labo madax, ilmahan ayaa lagu tilmaami karaa mataano laakin waxa ay wadaagayaan sanbabka, wadnaha iyo caloosha walow madaxa uu yahay labo qofood .

Dr Shikha Malik oo ah dhaqtarada ku guuleystay inay dhaliso hooyada dhashay ilmahan ayaa sheegtay in ilmahan inta badan ay wadaagaan xubnaha hoose ee jirka halka kuwa kore ay gooni gooni kale yihiin.

Dhaqtarada ayaa intaa tilmaantay in cunugan Mucjisada ah markii uudhalanayay madaxiisa mid uu hurdayay mid uu oynayay , waxa ayna intaa raacisay in caafimaad ahaan ay jiraan xoogaa infaction ah hadana ay u socdaan daaweyn .

Aabaha dhalay ilmahan oo lagu magacaabo Subhash Sharma ayaa sheegay in xaaskiisa ay dareentay xanuun saa'id kabidna uu ula cararay isbitaalka halkaasi oo ay ku dhashay ilmahan mucjisada ah aad ayaa uga naxnay ayuu warkiisa sii raaciyay.

Hooyo Urmila oo 28 jir ah oo ah hooyada dhashay ilamahan mucjisada ay ayaa illaa hadda shooksan iyada oo aanan arkin ilmahaada yar laakin ,waxa la tusiyay sawirka ilmaha mucjisada ah.

Dhacdadan ayaa ah mucjiso rabaani taas oo ALLAH ugu talagalay in
adoomihiisa ku cibra qaataan walow aysan aheen mid aduunka ugub ku ah arimaha nuucaan ah.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada