Daawo Sawirada:- Fanaanada Fartuun Cumar oo ilig Dheeman Gashatay

Daawo Sawirada:- Fanaanada Fartuun Cumar oo ilig Dheeman Gashatay

daajis.com:-Fanaanada Fartun Cumar oo ah fanaanad caan ka ah Waqooyiga America ayaa mid ka mid ah ilkaheeda soo gashatay Daimond waxaana ay soo jiidatay dad badan arintaa maadama ay tahay fanaanadii ugu horaysay ee gashato.

Fartun Cumar oo ah fanaanad styalkeeda yahay mid soo jiidasho leh islamar ahaantaan jir ahan aad u dhisan ayaa ku leh Soomaaliya tageerayaal badan waxa ayna Fanaanadaa ka mid tahay fanaaniinta loogu jacal yahay W/America.    
Xiddigtaa ayaa dhawaanahaan soo saartay heeso cusub waxaana heesaheeda badana la jilaya fanaanka Dalmar yare iyo Guuleed Axmed walow heestii ugu horaysay ee ku soo baxday ahayd Heestii Samri waayay oo la qaaday Guuleed axmed.
Fartun Cumar ayaa tageerayaal badan ku leh Yurub iyo America waxa ayna leedahay albuna badan iyada oo sidoo kale dhawaan qorshaynaysa in ay soo bandhigto waxa ayna ka mid tahay fanaaniinta dhawaan soo baxay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada