DAAWO SAWIRADA:- Gudoomiye Muungaab oo Muqdisho kula kulmay saraakiil Talyaani ah walibana…

DAAWO SAWIRADA:- Gudoomiye Muungaab oo Muqdisho kula kulmay saraakiil Talyaani ah walibana…

daajis.com:-Gudoomiyaha G/banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Sareeye Guuto Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowlada hoose ee dalka talyaaniga.

Mas’uuliyiinta ka socotay dowlada hoose ee dalka talyaaniga ayaa sheegay in xiriir soo jireen ah uu ka dhaxeeyo dowlada hoose ee dalka talyaaniga iyo dowlada hoose ee magaalada muqdisho.

Wafdiga ayaa ku amaanay gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo xubnaha la shaqeeyo howsha ay bilaabeen,iyagoo si gaar ah ugu amaanay muhiimada ay siinayaan amniga caasimada.

Gudoomiyaha G/banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Sareeye Guuto Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhankiisa soo dhaweeyay xubnahan,isagoo sheegay inay soo dhaweeynayaan wixii wax qabab ah oo ay ka geeysanayaan gobolka Banaadir.

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada