DAAWO VIDEO:- Dhibaatooyinka Qarsoon ee Turkiga ku hayaan Muqdisho iyo Shacabki oo ka cabanaya.

DAAWO VIDEO:- Dhibaatooyinka Qarsoon ee Turkiga ku hayaan Muqdisho iyo Shacabki oo ka cabanaya.

daajis.com:-Iyadoo dowlada Turkiga la sheego in si weyn ay u taageerto dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo baxaya dhibaatooyin kale oo ay ku hayaan shacabka.

Xoogsatada ku dhaqan duleedka magaalada muqdisho kana shaqeysta Kaawada ama jabinta dhagaxa ayaa waxa ay sheegeen in  si aad ah ay uga cabanayaan dowlada Turkiga oo ay sheegeen in dhagax ay kasooo iibiso dalkeeda kana raqiisisan kan ay iyaga qodaan ay keenaan Dalka Somalia taasina ay tahay cuna qabateen.

Halkaan Riix Daawo Muuqaalka.


Waxa ay sheegeen in turkiga ay muqdisho keeneen qalab lagu qodo kaawada laguna jabiyo dhagaxa ayna meesha ka baxday shaqadoodii aheyd jabinta dhagaxa.

Waxa ay dowlada Somalia ugu baaqeen in ay wax ka qabato arimahaasi iyagoona ku calaacalay in aysan iminka heysan ama aysan helin nolol maalmeedkii ay ka heli jireen Kaawada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada