DAAWO VIDEO:- Faysal Cali Warabe oo Ceebeyay Beesha Isaaq iyo Sirtii ugu xumayd…..

DAAWO VIDEO:- Faysal Cali Warabe oo Ceebeyay Beesha Isaaq iyo Sirtii ugu xumayd…..

daajis.com:-Faysal Cali Waraabe ayaa Wuxuu kashifay Sida Beesha Caalamku uga rajo dhigeen maamulka Somaliland Wuxuuna soo bandhigaya qorshe cusub.


Sidoo kale faysal waraabe ayaa daboolka qaaday in deeganada SSC ee maamulka Khaatumo Lacago xoogan Lagu soo qaato, Wuxuuna sheegay Inay Haatan kula dagaalamayso Puntland.


Sikastaba Shacabka SSC ayaa markii ay ogaadeen Danaha maamulada Hareeraha waxay Isu taageen Ayaahooda, Iyagoona Samaystay Maamulka Khaatumo State islamarkaana Haatan ujeestay Horumarka iyo Xoraynta deegaankooda.



Halkaan Riix Daawo Muuqaalka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada