DAAWO VIDEO:- Duqa uqdisho oo ka dhabeeyay balanqaad uu horay u sameeyay kuna dhqaaqay

DAAWO VIDEO:- Duqa uqdisho oo ka dhabeeyay balanqaad uu horay u sameeyay kuna dhqaaqay

daajis.com:-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta si rasmi ah u gadhiistay xasiis cusub oo uu ka furay degmada Hiliwaa ee gobalka banaadir.


Gen, Muungaab ayaa isla maanta ku qaabilay xafiiskiisa gudoomiyayaasha degmooyinka gobalka Banaadir iyada  shirarkii caadiga ahaa loo  soo wareejiyey xaruntan cusub.


Xafiiskan cusub ayaa la arkaayey maanta dadweyne aad u fara badan iyo siyaasiyiin kuwaas oo doonayey in uu qaabilo gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, iyada oo talaabadani ay u muuqaneyso mid xoojin karta nabadgalya xumadii horay looga cabanayey degmada Hiliwaa.


Halkaan Riix Ka Daawo Muuqaalka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada