DAAWO VIDEO:- Gaari miineysan iyo ninkii is qarxin lahaa oo la qabtay

DAAWO VIDEO:- Gaari miineysan iyo ninkii is qarxin lahaa oo la qabtay

daajis.com:-Ciidamada Nabadsugida Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo ninkii is qarxin lahaa, kaasoo la doonayay in lagu qarxiyo xarumo gaar ah.

Gaarigan oo lagu qabtay deegaanka War-maxan ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ninkii waday gaariga ee doonayay inuu fuliyo ismiidaaminta lagu amray in uu joojiyo gaariga, hase ahaatee uu ka madax adeegay inuu u hoggaansamo amarada ciidamada, halkaasina lagu toogtay.


Gaarigan ayaa waxaa lagu soo bandhigay xarunta Nabadsugida ee Muqdisho ayaa waxaa Saxaafadda la tusay halista sun iyo waxyaabaha qarxa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada